AYAAN DARAN: Dr. Cabdullaahi Sh. Xuseen (Hantiwadaag) Waxaa Qoray Dr. Cabdullaahi Sh. Xuseen (Hantiwadaag):
Qoraha buuggan Jle Dr. Cabdullaahi Shiikh Xuseen wuxuu soo bandhigay dhacdadaan oo ah qiso dhab ah wuxuuna ugu magacdaray “AYAAN DARAN”, waa sheeko aad u
xiiso badan oo weli nooceeda oo kale aan la soo tebin waxaana laga soo dhiraandhiriyey dhibaatada bulshadeed ee taaganta ah. Waxaa qoruhu si cilmiyeysan u soo
bandhigay aragtida ay bulshadeennu ka qabto iyo sida ay ula dhaqanto gabdha dhasha cunugga aan aabihii la aqoon iyo sida qof
kasta oo u halgama aayaha noloshiisa adkeysi iyo samirna la yimaada uu uga kori karo waxyeellada