larger image
Title: FATAAWAHA DUMARKA
Written by: AShiikh Cabdulqaadir Maxamud Cisman
$18.95(paperback)

Buuggan waxaad ka heleysaa jawaabaha 244 su'aalood oo dad muslimiin ahi ay dalbadeen in looga jawabo. Jawaabaha su'aalahan oo ay ka iftoodeen qaar ka mid ah culumada ugu caansan caalamka Islaamka, oo ay ka mid yihiin:

Ibnu Taymiya
Inbnu Baaz
Inbnu Cutheymin
Ibnu Jibrin iyo weliba
Guddiga Joogtada ah ee Iftaha Sucuudiga