larger image
Title: NEW TEXT BOOK FOR YOUNG MUSLIMS
Written by: Abdirahman A. Hashi
$10.95(paperback)

Kitaabkan cusub ee DA'YARTA MUSLIMIINTA wuxuu ku saabsan yahay barashada akhriska iyo qoraalka quraanka iyo barashada Shanta Salaadood ee Aasaasiga ah. Wuxuu dadka Musliminta ah ee jecel barashada diinta Islaamka u sahlayaa inay iskood isku baraan akhriska QURAANKA KARIIMKA AH, dadka aqiibta u leh akhrinta QURAANKA waxay Kitaabkan uga faa'iidaysan karaan inay caruurtooda si fudud u bartaan akhriska iyo qoraalka QURAANKA KARIIMKA ah.

Kitaabku wuxuu ka kooban yaay saddex qaybood:
1. Akhriska iyo qoraalka Quraan Kariimka ah.
2. Juscama
3. Iyo barashada Shanta Salaadood ee Aasaasuga ah.