QARAN IYO QABIIL HARI WAAYEY


larger image
Title: QARAN IYO QABIIL HARI WAAYEY:
Waxaa Qoray: Xaashi M. Guuleed

Buuggu wuxuu ka hadlayaa halgankii dheeraa ee ay ummadda Soomaaliyeed u soo martay helitaanka madax banaanideeda. Sidoo kale waxaa buuggu wax ka xusi doonaa dawladihii talada dalka gacanta ku dhigay iyo jabhadaha hubaysan ee sababay in ummadda Soomaaliyeed heerkan soo gaarto.