Thu December 14 2017
Home  button_red  Our Policy  button_red  Education Well  button_red  About Us  button_red  Book Review  button_red  Articles  button_red  Contact Us  button_red  Meet your Authors  button_red  Search 

m15
green spacer spacer Young Adults
Social Issues
Religion
Children
References
Novels
Politics
Dictionaries
green spacer


The Golden Cat (A Somali Bilingual English-Somali edition)


larger image
Title: The Golden Cat (A Somali Bilingual English-Somali edition)
Retold by:Awil Hashi and Abdulahi Hussien / Illustrated by V. Jagankumar

BilingualEnglish-Somali Edition $22.98 (hardcover)



THE GOLDEN CAT

The Golden Cat is a story that addresses life values such as patience, compassion and hope, ages 8-14. Presented as a fairy tale, this book addresses the idea that "if only you have the patience to lliik, the compassion to care, and the hope that yur help makes the world a better place for all living beigs, no matter what your situation is, there are always members of the animal kingdom out there who are in desperate need to be librated feom poverty and/ or ignorance".



THE GOLDEN CAT

Sheekadani waxay ka dhacday magaalo yar oo ku taalla xeebta ku dhereran Geeska Africa, oo la yiraahdo SAYLAC iyo Jasiirad aan saas uga fogayn oo layiraahdo "Sii-shelis"

Uunka Alle oo dhammi waxay u qalmaan daryeel iyo jacayl. Kamaal Bisad oo ah inanka ay sheekadu ku socoto arrinkan si niyad leh auu ku aaminsanaa.

Daruus ka qaado dhibaatooyinka iyo guusha ninkan dhallin-yarada ah, oo go'aansaday inuusan marnaba dayicin rabbayadiisa qaaliga ah, waa bisadaha e.

Buugan oo sawirro midabaysan lugu laray oo soo jiidan doona akhristayaasha dhallinta yar iyo dadka waaweynba, waxaa qorayaashu si cad kuu tusi doonaan in naxariistu ay aakhirka keento raaxo si kastaba ha ku timaadee.

Waxaad sheekadan "THE GOLDEN CAT" aad ka fahmi doontaa wanaagga noolaha Alle oo la jeclaado iyo sidoo kale muhiimadda adkaysiga iyo naxariista.

m23
spacerwhere